California Driver’s License Practice Test in Somali [PDF]

Imtixaanka Tababarka Darawalnimada ee California DMV (Af-Soomaali). Imtixaanka aqoonta (Permit Knowledge Test) ee California DMV waa imtixaan qoran oo looga baahan yahay dadka cusub ee doonaya inay qaataan warqadda tababarka darawalnimada (learner’s permit). Waxaan u diyaarinay imtixaankan si uu uga caawiyo dadka ku nool California ee ku hadla Af-Soomaali.

Faa’iidada Warqadda Tababarka (Learner’s Permit)
Haddii aad imtixaankan gudubto, warqaddan tababarku waxay kuu oggolaanaysaa inaad ku tababarto wadista gaari adigoo kormeer lagu hayo, ka hor intaadan dalban laysanka buuxa.

Tirada Su’aalaha

  • Dadka ka yar 18 jir: Waxay u badan tahay inaad ka jawaabto 46 su’aalood.

  • Dadka 18 jir ama ka weyn: Waxay u badan tahay inaad ka jawaabto 36 su’aalood.

Luqadaha La Heli Karo
Imtixaankan waxaa laga heli karaa Af-Ingiriisi iyo 35 luqadood oo kale, oo ay ku jirto Af-Soomaali. Laakiin xusuusnow calaamadaha waddooyinka (road signs) waxay weli ku qoran yihiin Ingiriisi.

Wax Walba Waxa Ay Ku Salaysan Yihiin Buugga California Driver’s Handbook
Dhamaan su’aalaha imtixaanku waxay si buuxda uga yimaaddaan Buugga Hagaha Darawalnimada ee California (California Driver’s Handbook). Waxaa muhiim ah in aad buuggan akhrido si aad u barato sharciyada waddooyinka, calaamadaha, iyo hababka wadista badqabka ah.

Dadaal Wacan!
Haddaba, si fiican isku diyaarso, ku celceli su’aalaha sida aad u baahan tahay, oo markaas imtixaanka aad guul uga gaarto. Nasiib wacan!

California Driver’s License Practice Test in Somali

0%
5

California Driver’s License Practice Test in Somali

tail spin

Bookmark question icon

1) Calaamadani waxay la micno tahay “don’t pass”

Picture1

Bookmark question icon

2) Haddaad meel buur adag (hill) ah ama laba-jihada waddo ah park garaynayso iyo curb ma jiro, waa in aad………?

Bookmark question icon

3) Gaarigaa hortaal ayu "cut" ama si lama filaan ah iskaga soo gelayaa, samaynaya khatar. Tallaabada kugu haboon inaytahay inaad marka hore sameysid, waa:

Bookmark question icon

4) Haddaad baabuur ka ag dambaysay ka gudubtay (pass), goormaad kulaabankartaa waagii hore laamigaaga?

Bookmark question icon

5) Waxaad si joogto ah u isticmaaleysaa signal inta aad leexaneysid maxay kuu taraysaa?

Bookmark question icon

6) Ma la oggol yahay inaad meel ka baxsan wadada aad baabuur kale uga gudubtid?

Bookmark question icon

7) Waa sharci-darro inaad ilmaha 6 sano ama kayar keli u reebto baabuurka maalinta kuleylka ah:

Bookmark question icon

8) Waxaad sameyn kartaa leexasho bidix (left turn) xilliga nalka cas ka ah, haddii…

Bookmark question icon

9) Xariijimo huruud ah (yellow lines) waxay kala soocaan:

Bookmark question icon

10) Waa sharci-darro in qof da’diisu tahay 21 sano ama ka weyn uu kaxeeyo baabuur isagoo leh wadar khamriga dhiiggiisa (BAC) ______ ama ka badan:

Bookmark question icon

11) Haddii aad rabto inaad digniin siisid darawalada kale oo waxaa shil ama wax kale kaaga horeeya, waa in aad:

Bookmark question icon

12) Marka xawaaraha laga hadlayo, kee sax ah?

Bookmark question icon

13) Area loo yaqaan “safety zone” waa meesha gaar ah oo loogu tala galay dadka bus ama trolley raacaya si ay fuulaan ama ka degaan. Ma darawaleysaa aagga nabdoonaanta (safety zone)?

Bookmark question icon

14) Maalmaha qabowga ah (freezing) oo roob/jalaal baraf leh, waddooyinka kee ugu badan oo dh likely inuu yeesho baraf?

Bookmark question icon

15) Waa inaad ogeysiiso booliiska (law enforcement) oo SR1 report sameysid marka:

Bookmark question icon

16) Gadashada xawaaraha si aad u fiirsatid shilal ama dhismo waddo, ama baabuur cilad qabo oo dhinac taagan:

Bookmark question icon

17) Dadka wadayaasha baabuurta waaweyn (trucks) badanaa waxay horta firaaqo badan meel uga reebaan, sabab?

Bookmark question icon

18) Arrow cas oo midig u tilmaamaya nalka taraafiggu waxay la micno tahay:

Bookmark question icon

19) Calaamaddaan waxaa loola jeedaa:

Picture1aaaaa

Bookmark question icon

20) Marka aad freeway (jid weyn) marayso, waa in aad ka sii durugsan eegtid hortada intii aad magaalada joogtay, sabab?

Bookmark question icon

21) Marka school bus leh nalka cas uu daqiiqad joogsado dhinaca wadadaada, waa in aad:

Bookmark question icon

22) Haddaad freeway ka baxayso ramp ku oo hoos u dhacayo, waa in aad...

Bookmark question icon

23) Waxaad baabuur wadataa, dhanka bidix waxaa gaariga soo socda, dhanka midigna waxaa jira baabuur la-park gareeyey. Sideed wax u wadi?

Bookmark question icon

24) Waxaad u baahan tahay in aad waddada sii daysid oo xitaa joogsato baabuurkaaga si aad u fasaxdid gaariga gurmadka (emergency) oo……

Bookmark question icon

25) Sumad oranji iyo guduud (orange & red) oo qaabkan leh mar walba waxay tusinaysaa

Picture1 2

Bookmark question icon

26) Waa in aad fiiriso baaskiil wadayaasha, kuwaasoo isla isku-lane uga dhex socda, maxaa yeelay…

Bookmark question icon

27) Goormaad waa in aad iska daysaa xuquuqda waddadaada (legal right-of-way)?

Bookmark question icon

28) Waxaad maraysaa freeway oo calaamad 65 mph, laakiin taraafiggu aad buu u culus yahay, wuxuuna socda 35 mph. Xawaaraha ugu habboon ayaa noqon kara:

Bookmark question icon

29) Pedestrian (lugeey) oo indho la’ ama aad u daciif ah, wuxuu maqlaa codka taraafigga kahor inta uusan wadada ka tallaabin. Haddaad aragto pedestrian oo wata eey hagaya ama usha caddaanka ah (white cane) una diyaargarowday inay wadada ka talaabto, waa in aad:

Bookmark question icon

30) Boodhka (curb) buluug ah waxa uu asteynayaa parking:

Bookmark question icon

31) Waxaad u soo dhowdahay isgoys (intersection), xawaare kugu habboon ayaa kuu qoran, markaas nalka wuxuu isu beddelay jaalle (yellow). Maxay tahay waxa ugu wanaagsan oo aad samayn karto?

Bookmark question icon

32) Saddexdaa hadalkee run bay ka yiraahdeen khamriga iyo baabuur wadista?

Bookmark question icon

33) Waxaad u dhawaanaysaa nalka cagaaran, balse baabuurta isgoyska ayaa xanniban. Waa waxa ugu fiican oo aad sameyn karto?

Bookmark question icon

34) Si aadan u laalaadin ama u goglon (skid) meelaha salku siibi karo (slippery), waa in aad:

Bookmark question icon

35) Pedestrian ayaa wuxuu bilaabay crossing ka dib markuu “Don’t Walk” soo bilaabay, wuxuu marayaa bartamaha, markaas nalkaagu cagaar noqday. Waxaad samaynaysaa:

Bookmark question icon

36) Waxaad ogaysiinaysaa DMV gudaheed 5 maalmood haddii aad:

Your score is

See also: